Somaliland Sorry, your browser doesn't support Java(tm). Somaliland

Music page 1 Music page 2 Music page 3 Music page 4 Filims

Askarmotors wuxuu geeyaa taayirada Somaliland, Wixii faahfaahin ah Qaybta Taayirada Hargeysa La Xidhiidh Wakiilkayaga Wixii Faahfaahin ah Halkan Riix

Mustafe Tel: 0025224423341

Qur'aanMP3 English Arabic German Learn about islam

Casharo Diini Ah.Muxaadaro.Qasiidooyin.Tafsiir.Subcis Nuurul iimaan

AskarmotorsServicing.M.O.T& Sales CentreAskarmotors

Videos From Askar Motors - Radio test show

Wararka cusub ka dhegeyso idaacadahan
BBCsomali.com
Aljazeera.net
Voice of America somali
Reuters.com
Rakibaada & iibinta Radiyooyada
Hadaanu nahay bahda Askarmotors Waxaanu kuu rakibaynaa nooc walba oo radio ah,Anagoo isticmaalayna Connecters original ah,kuna siinayna wixii talo ah ee aad u baahan tahay intaanan shaqoba kuu qaban

Please download Java(tm).

CD Changers iib & Rakibaad
Alpine-CD-changer Sonny CD Changer
Waxaanu kuu rakibaynaa una keenaynaa cidii u baahan CD-changers Qaada 6CD-10CD-12CD ,anagoo wixii talo ahna kuula diyaar ah marwalba
Baabuurtan oo Dhan Umabaahnid inaad Tagtid Dealer/Wakaalada Electric & Mechanicaly
Askarmotors
askarmotors
Askarmotors
Askarmotors
Askarmotors
askarmotors
Amplifiers iib ah laguuna Rakibayo
Dhalinyarada xiisaysa Amplyfierska iyo Musiga waxaanu u keenaynaa una rakibaynaa nooca ugu haboon ee Amplyfier ah anagoo wixii talo ah kuula diyaar ah nooca ku haboon baabuurkaaga iyo haddii uu qofku keensadoba,anagoo kuugu rakibayna sidii Standard-ka oo kale oo aan Baabuurkaaga laga dareemayn in wax dheeraad ah lagu rakibay,Wixii su'aal ah welcome

SUBWOOFERS iib ah laguuna rakibayo welcome

Baabuur aanu Alaabo ku rakibnay sawiradoodii

AskarmotorsBaabuurtan oo Dhan Umabaahnid inaad Tagtid Dealer/Wakaalada
Askarmotors
Askarmotors
Askarmotors
Askarmotors
Askarmotors
Askarmotors

Taayiro iib ah

Waxaanu Hadda geynaa taayirada Somaliland haddii aad joogtid Somalia ama Somaliland la xidhiidh Wakiilkayaga taayirada Hargeisa Mustafe tel: 0025224423341

waxaanu kuu haynaa taayiro New ah oo aad u jaban cidii u baahan

waxaanu Bulshada Soomaaliyeed & Macaamiishayadaba u sheegeynaa inaanu idiinku soo darnay Adeegyadayadii hore Adeeg Cusub oo ah Taayiro iib ah Runtiina aanad Qiimo ahaan iyo Tayo ahaanba Jeclaan doontaan , anagaana idiin rakibayna oo haysana qalabkii taayirada bedelayey iyo kii Miisaamayeyba Hadaba ha moogaanina adeegan taayirada

 

Ma ugu baahan tahay gurigaaga CCTV camera ama alarm noocuu doonaba ha noqdee ha moogaan waxaanu kuu haynaa Khuburo ku takhasustay cilmigaas

Rakibaada CCTV camerooyinka
out door CCTV camera
indoor & out door CCTV camera
indoor & spy Camera
out door CCTV camera

Alarm ku soo Ring gareynaya hadii gurigaaga la jabsado& mid hadlaya & mid caadi ah

Rakibaada House Alarmska
House alarm with Telephone calling
Talking house alarm
Yale house alarm

Body works iwm ma Samayno waase laguu habaynayaa

Dabka Ama Electriga baabuurta

Hadaanu Nahay Askarmotors,Waxaanu kuu Scan ama Diagnoase garaynaynaa nooc walboo Baabuur ah, Mid weyn iyo Mid yarba anagoo isticmaalayna Qalab original ah oo kii wakaaladaha ah baabuurta qaarkoodna qalab u dhigma ka wakaaladaha/Dealers-ka, Hana ka yaabin in intaad baabuur noogu keentid Scan aanu ku nidhaahno ma hayno Meshiinkii lagu scan gareynayey noocan, Waxaanukuu Code-gareyneynaa furaha Baabuurta intooda badan,Waxaanu kaa demineynaa Nooc walboo Engine light ah ,Airbag, ABS-light, Oil ama service Light,TCM,Automatic Transmision lights,Crankshafts sensors,Immobilizer IWM

Waxaanu kaloo Kuugu rakibaynaa Baabuurkaaga Wax kasta oo Electric ah oo aad u baahan tahay ,Sida Alarm,Immobilizer, Tracking System,telefon handsfree kit,DVD players with rear screens, iwm

Bishaaro Dadka leh baabuurtan Hoos ku qoran

Nissan
Renault
Peugout
Toyota
L/Rover

Waxaanu idiin Haynaa haduu idinka xumaado immobilizerku ama Remote-ku oo baabuurku istaadhmi waayo system cusub oo macaal Remote_kii wata Daawo sawirada Hoose ama Furahaaga oo keliya aanu kaaga shaqaysiinayno adigoon u baahnayn Remote

Renault ECU's
Renault ECU
Renault Ecu
Renault ECU
Renault ECU
Renault ECU
Renault Immobilizers
Immobilizer
Renault Immobilizer
Renault Immobilizer by Pass
Renault Immobilizer by Pass
Nissan.Rover & Chrysler Immobilizers
Nissan Immobilizer
Rover & Honda by pass
Rover & Honda Immobilizer
Chrysler Immobilizer

Waxaanu dhowaan idiin soo gelineynaa Parts numberska iyo qiimeyaasha Serviceka

Ama oil changes_ka, oo Gaadhi walba Goonidiis yahay sida


Ma U baahan tahay in Lagaaga dhigo Baabuurkaaga

Askarmotors

Sports

Askarmotors

Tunning

Cabriolet

Polishing

Ciddii u baahan in baabuurka looga dhigo Sport ama Engine Sport ah loogu Xidho ama loo polish gareeyo nala soo Xidhiidh

Taleefanka anagaa Dhowaan soo gelineyna waayo Meel cusub baanu u Guureynaa

Wixii suaal ah

Fone: +44 {0} 20 8571 9315

Mobile: +44 {0} 79 6143 0301 Abdi

King Size Direct Promotion CodesEmail: Admin@askarmotors.comVisitors Stat Counter