Askar Motors All
in one place
All electrical and mechanical works,
M.O.T.,Repairs,Servicing
& Sales Centre
Askarmotors wuxuu geeyaa taayirada Somaliland, Wixii faahfaahin ah Qaybta Taayirada Hargeysa La Xidhiidh Wakiilkayaga Wixii Faahfaahin ah Halkan Riix
Mustafe Tel: 0025224423341
Faalo Historiga Askarmotors



|
Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa dhowaan Historiga Mulkiilaha Askarmotors , Shahaadooyonkiisa, Dhamaan Meelihii uu wax ku bartay, meelihii uu ka soo shaqeeyey iyo Jagooyinkii uu ka soo qabtay Shirkadihii uu ka soo shaqeeyey
Waxaanu kaloo idiin soo gelineynaa sawirada iyo Xirfadaha ay barteen iyo Taariikhdoodaba dhamaan Shaqaalaha askar motors iyo qof walba waxa uu u qabto askarmotors
Insha Allaah waxaanu rajeyneynaa inaanu u guurno dhowaan Address cusub sidaas darteed baanu u tirtirnay taleefanada iyo adreskii horeba,waana meesha aanu rabno inuu ka hawlgalo M.O.T-ga oo aanan ku samayn adreskii hore, isla wiiga aanu guureyno ayaanu soo gelineynaa teleefanada & adreeskaba Insha Allaah |



|
Whatever the problem is you don't need to go To the Dealer
|
|
|
|
|
|
Baabuurtan oo Dhan Umabaahnid inaad Tagtid Dealer/Wakaalada
|
|
|
|
|
|
M.O.T iyo Road Tax
Wixii suaal ah fadlan taleefanadan
nagala soo xidhiidh ama buuxi foomka bogga contact us oo taabo Send
ama submit
Ma U baahan tahay
in Lagaaga dhigo Baabuurkaaga

Sports
|

Tunning
|

Cabrio
|
:
+44 {0} 20 8571 9315
:
+44 {0} 79 6143 0301
Email: Admin@askarmotors.com