Askar Motors All in one place

All electrical and mechanical works, M.O.T,preparatins,Repairs,Servicing & Sales Centre

Sorry, your browser doesn't support Java(tm).

Radio hargeisaHalkan ka dhegeyso Radio Hargeisa Live 24/7 Radio hargeisa

Askar Motors wuxuu geeyaa taayirada Dhulkii Hooyo meeshii ay noqotoba Somaliland,puntland & Koonfurba anagoo Xaruntayada guud tahay magaalada hargeisa oo uu Joogo wakiilkayaga Mustafe ka dibna ay taayiradu u sii gudbaan Meeshii laga soo dalbaday,Haday noqon lahayd , Koonfur, Puntland,somaliland ama Itoobiyaba,oo aanu macaamiil badan ku leenahay,

Taayirada aanu geyno wadankii waa Size 13" ilaa 17" inch, kuma jiraan taayirada Baabuurta waaweyn ee ka weyn Shaampoo-ga ama Kur ka noolka, insha ALLAAH dhowaan ayaanu ku daraynaa kuwa waaweyn taayiradoodana sida Waaraadka,iwm

Shuruudahayaga

Taayirada Waxaanu iibinaa Jumlad iyo Tafaariiqba Hadaba

Qof kasta oo macaamiisha ah oo wax dalbanayaa waa inuu ka soo dalbadaa Hargeisa,oo dalabkiisa ay noo soo gudbiyaan xafiiskayaga Hargeys,ama Mustafe , marnaba ma dhacayso in aanu anagu dalabka toos u qaadno oo toos ugu dalabno macmiilka taayirada uu rabo,wixii faahfaahin ah waad na soo weydiin kartaan ama sharaxaad dheeraad ah by taleefan iyio by emailba,laakiinse dalabku waa inuu nooga yimaadaa hargeysa,

Ma qabano Askarmotors ahaan wax lacag ah, Cash iyo Cheque midnaba oo lagu bixinayo taayiro la iibiyey ama la dalbaday,wixii lacag ah waxaad toos ugu qoreysaan Mustafe ama wakiilka hargeysa, haddiiba ay dhacdo oo isagu naga soo codsado inaanu lacagtaas u qabano isla maalinimadaasba waxaanu u dhigaynaa xawaalada uu yidhaahdo ii soo dhiga wixii kharashaad ah waxaa la baxaya macmiilka ama cida lacagta laga qabtay

Sizeka ama Taayirada aanu keeno waxaa ka mid ah kuwan hoos ku qoran Dhamaantoodna waxaad heli kartaa inta xabo ee aad u baahatid size walba laakiinse la soco ma dalabno size keliya waxaa u yar afar size oo kala duwan Kontainerkiiba ,

tayada taayirada haddii aad u baahan tahay inaad soo aragtid muunad ahaan intaanad iibsan ama dalban la hadal Mustafe +252 2442 3341 ama isaga weydiiso inuu kuugu soo diro Sawiro muujinaya tayada taayirada email ahaan hadii aanad degenayn hargeysa ama aanad iman karayn

fadlan hana soo weydiinina sizes aanan keenin inaanu kuu keeno ama wax ka baxsan size 13 - 17

Tyre Size 13" - 17"
13 Inches 14 Inches 15 Inches 16 Inches 17 inches
185/80R13 185 - 14 195 - 15 205 - 16 225 / 65-17
175/70R13 195 - 14 215 - 15 185 / 75 - 16 235 / 65 - 17
  205 - 14 195/80R14 195 / 75 - 16 255 / 65 - 17
  185/80R14 205 / 75 - 15 205 / 75 - 16 215 / 45 - 17
  195/80R14 225 / 75 - 15 215 / 75 - 16 225 / 45 - 17
  205/80R14 235 / 75 - 15 225 / 75 - 16 235 / 45 - 17
  175 / 70 - 14  255 / 75 - 15 215 / 70 - 16 245 / 45 - 17
  185 / 70 - 14 265 / 75 - 15 225 / 70 - 16 205 / 40 - 17
  195 / 70 - 14 195 / 70 - 15 235 / 70 - 16 215 / 40 - 17
  205 / 70 - 14 205 / 70 - 15 245 / 70 - 16 205 / 50 - 17
  165 / 65 - 14 215 / 70 - 15 265 / 70 - 16 225 / 50 - 17
  175 / 65 - 14 225 / 70 - 15 205 / 65 - 16 215 / 45 - 17
  185 / 65 - 14 235 / 70 - 15 215 / 65 - 16 225 / 45 - 17
  195 / 65 - 14 7.50R15 225 / 65 - 16 235 / 45 - 17
  205 / 65 – 14 265 / 75 – 15 7.50 R16 245 / 45 - 17
  185 / 60 - 14   8.25 R16 205 / 40 - 17
  195 / 60 - 14     215 / 40 - 17

Ma U baahan tahay in Lagaaga dhigo Baabuurkaaga

Askarmotors

Sports

Askarmotors

Tunning

Cabriolet

Refurbished



Wixii suaal ah

Fone: +44 {0} 20 8571 9315 Abdi

Mobile: +44 {0} 79 6143 0301 Abdi

Ama

Mustafe Mobile+252 2442 3341

Email: Admin@askarmotors.com