
Qaybtan sare waa qaybta MOT test_ga oo
dhowaan hawl gashay ha moogaan

Qaybtan sare waa qayb ka mid ah Geereshkayaga hadda aanu
ku shaqayno

Bidix: waa laser wheel alignment electronic ah Midig:
waa scanner casri ah oo all models ah,insha Allaah hada shaqaa
ku socota MOT_ga dhakhsona wuu u hawl geli doonaa.waxaanu kaloo
idiinku soo daraynaa geereshka qayb cusub oo taayirada ah Sida
hoos idiinkaga muuqata Waa Tyre changer iyo Tyre balancer
Insha Allaah waxaanu rajeyneynaa inaanu idiinku soo darno qayb taayirada ah oo iib ah with fixing & blancing |