Askarmotors : Waa
Geeresh Soomaaliyeed oo ku Yaala Magaalada London Ee
Cariga Ingiriiska oo aad Ka heli kartaan Dhamaan wixii
geeresh looga baahnaa oo dhan , sida Mekaanikada, Service-yada , Bedelaada
wax kasta oo baabuurkaaga ka xun, hadaba Hoos ka akhriso dhamaan
waxa aanu qabano, Sida Dabka Baabuurta, Mekaanikada, Serviceyada
iwm, ha Moogaanina Inaad Soo Booqataan Askarmotors
MekaanikadaWaxaanu
kuu samaynaynaa Nooc walba oo Mekaaniko ah,sida Saliid Bedelida,
kileeshka, Bireegyada , Deynabooyinka , Starter motorska, Engines_ka
Gearbox_yada, Shocks-yada, Exhaust_yada,Radiatorska,Link armska,
pusheska Springs, Anagoo kuu soo iibineyna alaab garantii leh welibana ku siineyna waraaqda garantiiga , kuuna
sheegeyna wax kasta oo ka xun Baabuurkaaga Full Car Check Free ah Xag dab iyo Mekaanikaba
.iwm
Baabuur iib
Ah: Waxaanu dhowaan idiinku soo daraynaa
Askarmotors laba qaybood oo Baabuur iib ah[Cars For Sale] oo kala
ah London UK iyo Hargeysa Somaliland, Baabuurtaas oo ah Baabuur
aanu anagu soo jeegareynay oo wata ugu yaraan 6 Bilood/6Months
Garantii Sida Engine_ka, Gearbox_ka anagoo u sii samaynayna Full
Car Check ama PDI {Predelivery Inspection} kana Bedelayna Dhamaan
waxa ka xun iyo Full Service with Timing Belt Change haddii Baabuurku
Timing Belt yahay ama Leeyahay, hadaba Kala soco qaybta Baabuurta
ama Cars Pictures mar walba Sawirada
aanu soo gelino anagoo ku soo kala Qorayna Hargeysa iyo London
Fadlan Ka Dooro Cinwaanada sare Waxa aad u baahan tahay
Xaquuqda Waxwalba oo Ku
Jira Webkan Waxa Iska Leh Askarmotor s |